Sareeye Ma Nusqaame
Channel 4 News
comments
Comments by "Sareeye Ma Nusqaame" (@sareeyemanusqaame8723) on "Civilians joining Ethiopia's military to fight Tigray's rebels amid new offensive" video.
8
7
6
5
4
4
3
3
2
2
2
2
@humbleonemoretime7025 waan ogahay 2 badiinuba ogaadeen baad sheegateen 2 diinuba kaad 2 da koox kaad rabtaan baad kala taageeri kadh dhaan oo had da wax la isku colaadiyoh tigree baad taageedhaah iyo amxaar baad taageedhaah midna ma aha. Laakiin waxaan idiin sheegahayaah 2 diinaba ogaadeen ka waa laga caqli iyo xirfad badan yahay. Had da nin ka hadal ka bilaabay in uu ogaadeen sheegtoh oo ogaadeen baan ahay uu hadal ka ku bilaabo ma ahayn sabab too ah ogaadeen jinsiyad ma aha ee waa qabiil, ma aha qabiil u dhigmah Tigre ama amxaaro marka in uu ogaadeen baan ahay meesha keena ma ahayn. Qof kasta qabiil Somali ka hooseeyah buu lee yahay marka Somali da dad ka kaliyah oo qabiil koodah ka soo hor mariyah jinsiyad dooda waa ogaadeen ka kaliyah marka fagaaraha caalam ka ama shisheeyaha la joogoh qof aan oran karin ma jiroh mareexaan, dhulbahante, sacad, abgaal, jidwaan, sheekhaal, dagoodi baan ahay saas oo ay tahayna qof sameeyah ma leh laakiin ogaadeen ku waa ka duwan yahay oo wuxuu la soo boodin ogaadeen baan ahay dhib ka ugu badan na ayaguu ka soo gaaraah, marka had da marka ay dhaheen Ogadenia, ONLF, Somali kale waa iska riixeen oo dad gacan toodi midig u ahaan lahaa oo dhib iyo dheef ba la wadaagi lahaa bay iska riixeen. Dagaal had dii aad galaysid waxaad u baahan tahay qof kasta oo aad awoodid in aad soo dhawaysatid shisheeye iyosokeeyaba oo aad xulufada balaarsatid iyo taageerada xitaa mid aan kuu soo jeedin waa in aad qalqaalsatid oo ka daba wareegtid iska daaba mid kuu soo jeeday ama laga yaabo in uu diyaar kuu yahay in ka fogaysideh ama iska eridiyeh marka markaad tiraahdid ogaadeen halgan kaagii waad diiday in lagula wadaago ama dad kii kale kama aadan qayb galin waadna ku bakhayshay marka had dii aad dhib kii ku bakhayshay dheeftiina maxaad moodaah marka?? Mid da kale taariikh da Somali goormay ka dhacday in qabiil qabiil kale magaciisa ku dagaalamoh oo Ogaden ku fisheen in Somali kale Ogaden ku dagaalamaan? Marka magacaas halgan ka Somaliyeed amaba kan ogaadeen ka dib u dhac wayn buu ku yeeshay dad ka ugu wayn oo ku khasaaray ama ku lug go’ayna waa ogaadeen ka laftiisa marka markaan lee yahay ogaadeen ku caqli iyo xirfad midna ma leh taas baa ka koow ah. Marka ogaadeen isagaa af kiisa iyo adin kiisaba isku halaagay. Waxay kale oo ahayd had dii aan halgan ka lala soo galin in ay u sugaan goor Somali da intooda kale la soo galaan ama la soo gali karaan. Intaas waano iyo wax sheeg ha iga ahaato iyo caqli celin
Had da itoobiya Tigre, amxaaro iyo abiye waxaa na xigah had ba kan dagaal ka ka oogahayah oo seef tiisu gal ka ka baxsan tahay. Had ba kii wax dilahaya ama godob galahayaan la jirnaah marka amxaaro iyo abiyi baa wax laynahayee aan taageerno oo dhiiga iyo dadaal ka Tigre aan isku xorayno. Micnaha Tigre gu hanoo dhinteen oo aan isku xorayno. Ma aha in aan amxaaro iyo Abiy axmad rabno ama anaga noo roonyihiin ee waa in ay danteena si dadban oo aysan ku tala galin ku wadaan. Tigre ga eenaga oo la jirno aan ka jirno. Waxay diideen in ayaga oo nabad qabah noo ogolaadaan ayagoo dhamaadan oo baaba’ay ha noo ogolaadeen. Hub ka aan tigre kula dagaalamaynoh amxaaro ha noqdeen. Kii hubkuu amxaaro kula dagaalamahayoh Tigre ka dhigtanah waa caadi oo waa u banaan tahay. Sidii qabiil la da Somaliyeed la is kugu dirahayay oo la isugu dhufanahayay aan iskugu dirno oo iskugu dhufano.
1
1
1
1
1
1
1
1
1