Comments by "Sareeye Ma Nusqaame" (@sareeyemanusqaame8723) on "Ethiopia’s border fight: The war against al-Shabaab" video.

  1. 22
  2. 15
  3. 8
  4. 8
  5. 6
  6. 5
  7. 4
  8. 3
  9. 3
  10. 3
  11. 3
  12. 3
  13. 3
  14. 3
  15. 2
  16. 2
  17. 2
  18. 2
  19. 2
  20. 2
  21. 2
  22. 2
  23. 2
  24. 2
  25. 2
  26. 2
  27. 2
  28. 2
  29. 1
  30. 1
  31. 1
  32. 1
  33. 1
  34. 1
  35. 1
  36. 1
  37. 1
  38. 1
  39. 1
  40. 1
  41. 1
  42. 1
  43. 1
  44. Waxaan meesha lagu soo diyaariyay waa propaganda ay isku aadisteen ina cagjar iyo Jamal Cusman wax ka jirah ma leh run na yaan loo qaadan. Waa wax ay ayagu si gooni ah danahooda ugu fushanahayaan iyo been abuur cad. Xaqiiq daas marka laga soo gudbo waxa ay isku soo aadisteen oo ay rabaan in ay danahooda ku fushadaan oo ay Somali iyo shisheeyaba uga fushanahayaan waa war ama midi laba af leh khasaaro iyo faaiido wada socdana leh marka qayb had daad la maqsuudid ama iska ilaalisid tii kalaa kugu imaanaysah adoon iska jirin Marka khasaarada iyo faaiidada sheekadaani xambaarsan tahay aan sheego Horta waa been oo meesha alshabab ma joogaan weerar iyo duulaan na kuma aha ee waa war loo qoondeeyay in ay dhagaha shisheeyaha la maqashiiyoh ama ku dhacaan war ka sidiisaba Somali looma wadah waxna looga dooni ma hayoh. Marka 1, qorshaha laga lee yahay barnaamij kaan waa in itoobiya lagu dhaho anagu shabab baan ku mashquulsan nahay oo idin ka hortaaganahayeh waxba ha naga sugina hiil iyo hoo midnah oo shar iyo khayr ba isku filaada marka cilad da ay taasi yeelan kadhoh baa waxay tahay kuwa isku maqan in ay itoobiya da kale dagaal ka u dhaxeeyah iska iloobaan oo ay dhahaan cadow Tigre ka daran baa yimideh ama wadan kii barigaa laga soo weerarayeh aan dagaal ka naga dhaxeeyah joojino oo bariga aan ku jeedsano ama reer galbeed ku dadaal xoogan galiyaan dibu hishiisiin ta itoobiya oo ay is dhahaan islaam kii baa soo xoogaystay oo danahooda ayagoo ka walwal qabah ay hishiis ku khasbaan itoobiya iyo dagaal ku in uu dhamaadoh oo Somalia iyo shabab lagu yeestoh. Marka sidaas had dii ay dhacdoh itoobiya iyo reer galbeed kii baa Somali lagu soo jeediyay dhib kii itoobiya dhex yaalayna ayadoon laga fiirsan baa la xaliyay oo ay cagjar iyo Jamal Cusman xaliyeen taasna faaiido kuma jidhoh marka ayadoon dhib jirin in balaayo loo yeerto ma aha ama indha cadow oo kaa sii jeeday isku soo jeedisi ma aha marka mar mar baa wax badso wax beel laga qaadaah waxaa la rabay in ay iska aamusaan oo ay sharqan ta ka ilaaliyaan sidaysan ciyaar ta tigre ga iyo amxaarada ka dhex socotah aysan uga dhabqin. Markay Ina cagjar iyo Jamal Cusman diyaarinahayeen barnaamij kaan waxaa la rabay in ay dhahaan ciidan badan baan gaynay xuduuda been ta ah oo 30 kii sano oo la soo dhaafay had day ugu xasiloonayd waxaasna anagaa keenay oo shabab meela kale bay aadeen oo ciidan ka yaga baa arin taas soo hoyiyay. Sidaas markay u hadlaan micnaheedu waxa weeye dhinacaan wax ciidan ah idiin kama baahna oo anagaa ku filan hana ku fakarinina in aad ciidan u soo didhaan ama dadaal galisaan ee dagaal kiina iska wata waxaa kale oo fariintaas la socon lahayn ciidan iyo xoolo midna idiin ma ahayno ee isku filaada oo waxba ha naga suginina 0-0 hanoogu dhamaato laakiin qaab Kay wax u soo maamuleen had da waa nasoo fara galiyooy. Had dii aad rabtid in aad qorshe shisheeye ka fushatid khasab ma aha in aan Somali kale dhib kooda wax ku raadsatid. Muhiimad du waa wax fahma wax kaste ama barnaamij kasta oo la idiin keensadaynah sidii loo soo qorshaystay yaan la idiin ka fushan.
    1
  45. 1
  46. 1
  47. 1
  48. 1
  49. 1
  50. 1
  51. 1
  52. 1
  53. 1
  54. 1
  55. 1
  56. 1
  57. 1
  58. 1
  59. 1
  60. 1
  61. 1
  62. 1
  63. 1
  64. 1
  65. 1
  66. 1
  67. 1
  68. 1
  69. 1
  70. 1
  71. 1
  72. 1